Blogger Widgets

Arag sawirro cajiib ah: Farmaajo oo ubaxii labaad dhigay taalada Daljirka Dahsoon

Bulsha:-  Maxamed C/llaahi Farmaajo, madaxweynaha Somalia ayaa maanta munaasabada kowda Luulyo awgeed wuxuu ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondhoore.

Ka hor ubax dhiga ayaa wuxuu madaxweynaha salaan sharaf ka qaatay kooxda muusikada baambeyda wuxuuna ubaxa dhigay taalada dajirka Dahsoon.
Madaxweynaha ayaa la hadlay dadkii kasoo qeybgalay munaasabadaasi, isagoo ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee xorriyada loo soo maray iyo in ay waajib tahay in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya.

  










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment