Sawiro U Gaar Ah Mouni Roy Atariishada Akshay Kumar La Sameyn Doonto Filimka Gold

Bulsha:- Mouni Roy waa gabadha caanka ku ah sameynta musal salada gaar ahaan musal salka caanka ah ee Naagin 2 oo magac weyn ku yeelatay.

Atariishadaan ayaana la xaqiijiyay in ay bollywood-ka kusoo biiri doonto sidoo kalena nasiib u yeelatay in filimkeeda koowaad ee bollywood la sameyso Super Star Akshay Kumar waana filimka Gold ee Reema Kagti director ka noqan doonto.
Sidaa daraadeed waxaa idin heynaa sawiro u gaar atariishada Mouni Roy ka hor inta ay bisha August duubis ku bilaabin filimka Gold.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment