Blogger Widgets

Maxkamadda Sare oo Ogolaatay Qeyb ka mida Xayiraaddii Safarka ee Donald Trump uu soo Rogay (Dhegayso VOA)

Bulsha:-  Maxkamadda sare ee dalkan Mareykanka ayaa maanta oo Isniin ah ogolaatay in qeyb xaddidan oo ka mid ah xayiraaddii socdaalka ee Madaxweyne Trump uu ku soo rogay dadka u dhashay lix waddan oo Muslim ah ay dhaqan galaan, isla markaana ay Maxkamaddu eegi doonto awoodda guud ee Madaxweynaha ee arrimaha socdaalka goor dambe.


Go’aanka Cusub ayaa sheegaya in Dadka Qoysaskooda ama Arimo Gacansi   u socda ee kasoo Jeeda Lixdaasi wadan ay tegi karaan Maraykanka, Balse kuwa kale aan loo Ogolaan doonin.

Haddaba, waxa go’aanka maxkamadda uu ka dhiganyahay ayaa wariyaha VOA Jamaal Axmed Cismaan uu weydiiyay, Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo ka tirsan sharci yaqaanada Somalida eek a howlgala gobolka Minnesotta ee dalkan Mareykanka.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment