Lamar Odom oo ey heysato labo daran mid dooro.

Bulsha:- Khloe Kardashian oo ah xaaska Lamar Odom, ayaa weli ku dadaaleysa ninkeeda Lamar Odom oo cisbitalka ku jira, waxaana laacibkii hore ee kubadda kolayga heysata labo daran mid dooro, maadaama qooyskiisu leeyahay usoo wareeg magalada New york, halka xaaskiisu ku qancineyso inuu ku sugnaado magaalada Los Angeles.

Lamar Odom ayaa hadda soo caafimaadaya, kadib marki uu isbitaalka galay 13-kii October, waxaana xaaskiisa Khloe Kardashian oo Kim Kardashian walaasheed dadaal badan ku bixisaa inuu sii joogo magaaladaan, si caafimaadkiisa ula socoto.

Lama oga qo’aanka uu qaada doono Lamar, laakiin warar hoose ayaa sheegaya in labada uu dhaxbaxayo, magaala cusubna uu usafrayo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment