Blogger Widgets

Jacaylka dhabta ah iyo midka beenta ku salaysan

Bulsha:- qofka marka uu ku jecel yahay si fiican ayaad u garan kartaa waxaa jira astaamo qofka lagu garto , naagta marka ay ninka jeclaato waxaa lagu gartaa mar kasta waxay rabtaa inay la joogto wax kasta ay siiso oo daacad ah u noqoto hadalkiisa hadal kor saari mayso, haweenka jacaylkooda qalbiga ayuu ka soo fulayaa laakin haddii ay kugu aragto wax khiyaano ah way kuu dhamaatay












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment