Eid Party: Salman Khan Oo Xaflad Gaar U Dhigtay Farxada Ciida Iyo Jilaayaasha Kasoo Qeyb Galay

Bulsha:- Waxaa hori idinla wadaagnay jilaayaasha bollywood-ka iyo sida baraha bulshada muslimiinta ugu hambalyeeyay musaabada ciidul fidriga,

Haddan kasoo gudub waxaas oo dhan Salman Khan ayaa xaflad gaar ah oo aadan farxada ciidul fidriga ayuu xalay qabtay waxaana kasoo qeyb galay qaar ka mid jilaayaasha bollywood-ka.

Waxaana xafladaan si weyn u shiday Preity Zinta sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay Sonakshi Sinha, Jacqueline Fernandez, Varun dhawan iyo kuwa kale.
Waxaan goobta kulan ku wada qaatay lamaanaha nolasha isku firaaqeeyay ee Malaika iyo Arbaaz fadlan hoos ka daawo sawirada baraha bulshada lasoo dhigay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment