Blogger Widgets

DAAWO MUUQAAL: C.maalik Coldoon oo Waraystay Gabadh ay Walaalo yihiin Wiil Lagu Garaacay Liibiya oo Xidhan

Bulsha:- Nuura Cawil aadan oo ku sugan magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer ayaa hadashay Waalkeed Axmed Cawil Aadan  oo ku xidhan dalka Liibiya, Islamarkaana kamid ah ahaa  dadkii dhowaan Muuqaalada laga duubay Iyagoo sida Xun loo Jidhdilayo


Samo-fale Cabdimaalik Coldoon ayaa Waraystay Nuura oo kasoo Jeeda Qoys dan yar ah, Wuxuuna Bulshada ugu Baaqay inay gacan ka gaystaan sidii loo caawin lahaa Qoyskaa dhibaataysan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment