Baro Meesha Ugu Dareenka Badan Dumarka.

Bulsha:- Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay tahay Ibta hore ee Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad.


1-milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saareen baarayaal u dhashay mareekanka oo baarista ka sameeyay jaamacada Boston ee dalkasi.

Ibta naaska ayaa la sheegayaa in ay tahay sixirka ugu weyn ee kiciya dareenka qofka haweenka ah sida warbixinta lagu sheegay waxaana la rumeysanyahay in arinta ay sidaa tahay baaritaanka ka dib xaqiiqdana waa sidaa oo waxaad ogaan kartaa dareenka bilowgiisa in uu yahay afka hore ee Naaska waana daraasad la sameeyay.

Haweenka ayaa la rumeysanyahay in 90% ay aad u jecelyihiin in amaanka marka hore laga bilaabo dhanka sare ayadoona la rumeysanyay in dagaalka sariirta uu noqon karo mid si qurux badan u sii socda waana tijaabadii la sameeyay in haweenka ay iyo ragga markaan ay ka wada simanyihiin cayaarta ayadoona ugu danbeyntii isku badasho wanaag wadida.

Daraasadaan ayaa noqoneyso tii 4-aad oo ay jaamacada ku ogaatay dareenka haweenka iyo raga ee dhanka Ibta gaar ahaana waxaa daraasada la sheegayaa in haweenka haatan ay u gaar tahay.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment