Shiirka kacsiga wax yar ayuu ka duwan yahay shiirka caadiga oo yimaada marka ay naagta ama ninka meel kulayl ah tagaan ama shaqo ay qabtaan, inta badan shiirka noocaas ah ma soo jiito ninka ama naagta, shiirka kaalin weyn ayuu ka cayaarayaa raaxada galmada ninka iyo naagta nimanka ama naagaha qaar marka ay uriyaan shiirka xilliga
Galmadu socoto aad bay u kacsadaan, taa mahnaheedu ma aha inay ay naag ama ninka aysan is nadiifinin, shiirka kacsiga kuma xirna nadaafad la’aan xitaa wuxuu ka tan badiyaa barafuunka marka uu baxo.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment