Weynida Guska Ama Yaraantiisaba Mid Dhadhanleh Dumara Ayaa Ka Dhigankara!

Bulsha:- Rag badan ayaa sheega arin aan wanagsaneyn oo ah in geedka yari uu yahay in aan marnaba naag qancin karin balse shabakada aduun oo xog uruurin dheer sameysay ayaa ku leh xaqiiida taasi ma aha wayna ka fogtahay.
Malabyarowga raga ama ha dheraado ame gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada waxeyna muhiimsan kaliya inuu aad u kaco oo aadkaado islamarkane garaaco jinbiyada canbarka naagta.

Hadaba sida lo ogyahe dumarka farjigooda o dhan raaxada ma wada dareemo kaliya 8-sentimitir oo gudaha ah ayaa dareema leh wixii 8 ka koreeyo wax kama daremaan marka laga reebo xanuun farabadan kala kulmaan oo noqda bal bal ama kuleyl.

Qaar kamid ah Haweenka waxey rabaaan Nin bahal adag marka waxa kadhiga dhoorsanaanta iyo udhalasho geedka kana keena xumbo cad ame waxyaaba

Ha yeshee ninka qof nolosha guurka ama mustaqbalka galaya ayuu anfacaa sido kale hadaa kafokaato xaraanta ame Siigada badan waxey ku anfaci doontaa goorta guursato oo adaa heli doono galmo raaxo leh.


Ugu danbeeyntii Warbaahinta Wacdaraha Dhalinyarada somaliyeed waxey kula dar daarmeysaa in iska yareyaan siigada ame xaraanta si hadhoowdi oga jiba kenaan si u dhacin shaleeyto marka guursado waxana dar daarankii NNKH (SCW) Uu Dhalanyarada Kula Dardaarmay Inay Guursadaan Madama Xiliga Dhalanyara Nilamada Ay Tahay Marxalad Adag Oo Qofka Bini,aadamka Uu Maro.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment