Blogger Widgets

Waxaa Jira Habab Dhoow Ah oo Haddii Aad Duqtahay Aad Dhalinyaro Iskugu Ekeensiin kartid

Bulsha:-  In badan oo kamid ah dadka maanta ku nool dunidaan, amaba dadka intiisa badan waxa ay jecelyihiin sidii mar walba ugu)  muuqan lahaayeen qof da’ yar.

Wajigu in uu noqdo mid ifaya isla markaana aan lahayn laa lab dadka dunida qaar gaar ahaan kuwa jeebka roon waxa ay ku bixiyaan lacago aad u badan, sida in ay isticmaalaan dawooyin ama is qurxin.

Laakin waxaa soo baxday daraasad sheegaysa in arrin aad u yar oo uu qofku joogteeyo ay keenayso in aad u muuqatid qof da’ yar.

Waxaa hubaal ah in aad is waydiinaysid tolow maxay noqon doontaa arrintaas aan culayska ahayn isla markaan kuu muujinaysa qof da’ yar.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment