Blogger Widgets

Waqtigee Ugu Fiican Kulanka Naxariista ,Maxaana Laga Dhexlaa Oo Faa`idooyin Ah?.

Bulsha:- Lamane waliba waqti ayaa u wacan , qaarkood waxa ay aamisnan yihiin in kulanka naxariista uu wacan yahay aroortii ,qaarna galabtii qarnaa habeenki

Balse haatan qubarada alcarabiya.com ayaa xuseysaa in waqtiga ugu wacan ee kulanka sariirta ay tahay aroortii waxaana u sabab ah faa`idooyin caafimaad oo ku jira waqtigaas

Faa`idooyinka kulanka aroortii ee labada lamaane ayaa ah in uu yareeyo welwelka iyo madax xanuunka.

Sidoo kale waxa uu si wacan uga shaqeysiiyaa waregega dhiiga waxa ayna haweenka si gooni ah uga qaadaan dhal-dhalaal iyo qurux

Sidoo kale waxaa waqtigaas laga dhexlaa deganaan neerfaha ah iyo farxad.

Haddii Aad Ka Heshay Warbixintaan Fadlan U Sii Gudbi Asxaabtaad Facebook









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment