Blogger Widgets

VIDEO: Xanuunka Autism-ka iyo caruurta Soomaaliyeed ee qurbaha, mase taqaan Autism?

Bulsha:- Ka waran haddii laguu sheego ilmahaagu waxa uu qabaa cudurka autism, uuna yahay eray aan luqadaadaba ku jirin. xaaladani waxay ku soo badaneysaa carruurta Soomaaliyeed ee ku nool dalalka reer galbeedka.



Dad badan ayaa takoora ama ceebeeya dadka u baahan waxbarashada gaarka ah ama wax ka qaba dareemayaasha maskaxda, iyadoo waladiin badani ay faquuquid iyo aflgaado dareemaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment