Blogger Widgets

VIDEO LA-YAABKA: Haweeney caloosheeda laga soo saaray $7 kun dollar

Bulsha:- Haweenay u dhalatay dalka Colombia ayaa caloosheeda laga soo saaray todobo kun dollar oo ay liqday xili ay ka dhoofeysay dalka Colombia.

Sandra Milena Almeida ayaa dooneysay inay u tagto ninkeeda oo fasax ku maqnaa, kadibna todobo kun dollar oo ay haysatay away liqday si ay u qarsato hase ahaatee halis caafimaad ku gashay.

Isbitaalka ayaa la keenay Sandra Milena Almeida oo xaalad culus ay ku jirty, waxaana laga soo saaray 57 warqadood oo min $100 Mareykanka ah, taasoo ay la yaabeen dhaqaatiirtii qaliinka ku fuliyay haweeneydaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment