Blogger Widgets

Ugaar ah Ragga Gabar kuu heyso wax aad ku farxi doonta

Bulsha:-  Wacan oo Wanaagsan Daawadayaal ku Soo dhawaada xubinta Bandhiga Guurdoonka ee Shabakada Arimaha Bulshada ee Dhaayaha.com Waxaana haatan idiin heynaa gabdho Magacyadooda kula Sheegay Nasra iyo Faaisa oo Ku Nool Finland  waxa ayna Doonayaan Rag ay guursadaan.





Hadaba Gabdhahaan Waxa ay Ku Xulanayaan Shuruudo Layaab leh oo ay Raga Badankooda ay u Sahlantahay in ay Sameeyaan Balse Waxa ay Ku Xireen in ninkii ka Soo Bixi Karo ay ku qaadanayaan laba Dabeecad oo Kulul oo ay leeyihiin isla markaana Fajac iyo Layaab ku Noqon Doonta ee Hoos Ka Aqriso Shuruuda iyo Halka aad Kala Xiriireysid.

















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment