U Gaar Dumarka : Haddii Arimahaan Aad Ku Aragto Indho Kale Oo Uu Dumar Kale Ku Arko Ma Yeelanayo , Waligaana Kama Tagayo .

Bulsha:- Haweeneyd waliba waxa ay dalaal ku bixisaa in ay hanato gacaliyaheeda oo uusan yeelan indho iyada uu ku arko mooyee

Si loo helo wax aad ku ogaato arimahaas ayay shabakadda arimaha qoyska iyo Jaceylka ee Alcarabiya.com ku siineysaa gabaryaheey habab yar oo aad arintaas ku ogaan karto .

1- Waxa uu mar waliba uu kugu xaqiijiyaa hadal iyo ficilba in aad tahay qofta kaliya ee noloshiisa ku jirta

2- Kama laba-labeeyo in uu ku celceliyo mar waliba erayga ah (Waan Ku Jeclahay”.

3-Kama Laba-labeeyo in uu ku caawiyo ,waxa uu mar waliba heegan u yahay caawintaada

4- Waxa uu kaa qeyb giliyaa dareemiiisa iyo afkaartiisa ,waa nin u diyaar  ah in uu kula tashto mar waliba

5- Waxa uu joogta uga hadlaa mustaqbalkiina iyo riyooyinkiina sida wada jirka ah

6-Waxa uu ku dareensiiyaa in aad tahay boqoradiisa











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment