Sonam Kapoor Oo Timid Dalka French Ugu Dambeyn Ayadoo Ka Qeyb Gali Doonto Cannes 2017!!

Bulsha:- Sida lashegay Sonam ayaa ka cudur daaranesay maalmihii lasoo dhafay ineysan sanadkaan qaban qaabo dheerad ah u heynin Xaflada Canneska ee sanadkaan 2017.

balse hada wax inee isbedeleyn ayee u muuqdaan maadama Sonam iyo walasheed sitoos ah u yimaadeyn Cannes, Sonam inta badan diyaarinta Fashionka waxay ku kalsoontahay walasheed Rhea oo howlahas aad ugu fiican.

sidaa awged markii hore wey ka niya jabsaneyd aadista Canneska maadama walashed ka mashquulsaned balse hada aadbe ufaraxsantahay waxaana caawin doonto walashed Rhea.

Sonam waxay kusugantahay Dalka French waqti xaadirkaan, ayadoo sawirka kor idiin kaga muuqfo soo dhigtay barteeda Instagramka walibana soo raacisay inee timid.

Sonam waxay Rooga gaduudan ku dulsocon doonta maalamaha axada iyo Isniinta, waan arki doona Sonam iyo sidee dad weynaha usoo jiidato.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment