Blogger Widgets

Sidee ku dooran kartaa Lamaane ku qalma oo leysu raacay Iyo Weliba Qodobo Sir Ah..

Bulsha:- Jaceylka dhabta ah ee aan marna bur-burin waa ka isku darsada jaceyl labada ruux u dhexeya iyo jaceyl ehelka u dhexeya,waxana sababta tahay gabarta aad jeceshahay ehelkiisa inaad u tix galisa sida walidkaga oo kale.

Kuma waajib aha tix galinta waalidka ninka oo kaliya lakiin gabadhana waa inay hooyada iyo abaha lamaanaheeda u dhow3rta sida waalidkeeda waayo xaq ayey ku leeyahiin.

Rasuulkeena (csw) waxa uu kula dar darmay qofka muslimka ah inuu ka fiirsadao guurka marka uusamaynayo uuna ku guursado gabadha diinta’lakiin quruxdana waa mid jirta waayo waxa cadan ah qof lagugu dhib sanayo inaadan guursan.

Ruuxa jacelka aad u qaado hadii qoos kiisa ay yahiin kuwa alle ka furtay xata waad xidhi dhinaysaa sida waalidkaga u xidhidhin lahayd.

Guud ahaan guurka waa wax qalbiga ruuxa ku fegayo isla markasina awlad ka dhalanayso waa inaad lamaanaga noqdaa mid xili kasta cawaaqiga jira kula wadagaysa,lakiin yeysan noqon mid lacag guur keeda yahay.
Waxana rasuulkeena suuban ”scw”’ina amray qofkiina awooda inuu aqal galka kaliya bixiyo ha guursado,waayo waxad kaga tagaysa sinada biyo faaxishka










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment