Sedexdaan Arin Lamaantaada Waa Ay Ka Careysiinayaan Ee Iska Ilaali

Bulsha:- Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah.

Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad

Hadaba dhaqanadaas ayay alcarabiya.com tilmaameysa in ay si weyn uga careysiiyaan lamaantaada waxaana ka mid ah .

Hadaba ninyahoow ku dadaal in aad fahanto dabeecadda lamaantaada iskuna day in aad kor ka aqriso wajigeeda .

* Ninka Bilaa Hadiyad Ah : ragga qaar ayaa u haysta in kaliya hadiyadda ay timaado marka ay dood dhex marto labada lamaane si ugu yaraan gacalisadooda u qanciyaan ama inta haasaawaha jaceyl lagu jiro balse waxa ay Alcarabiya.com ku leedahay ninyahoow waa qaldan tahay kulammaa aad awooddo gacalisada u keen hadiyad waayo kalgaceylka ayay sii xoojisaa

* Waligaa Lamaantaada Haka Qarin Dareemahaaga : kaliya waxaad ogaataa in haweeneyda jeceshahay in ninkeeda ka qeyb galiyo dhamaan dareemihiisa wax waliba oo ku taagan farxad iyo murago in ay la qaadato ayay diyaar u tahay.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment