Blogger Widgets

Sawiro Deepika Padukone Oo Kasoo Laabatay Cannes Xili Airport-ka Sawiro Soo Jiidasho Leh Loogu Qaaday

Bulsha:- Bollywood Queen Deepika Padukone ayaa dib ugu soo laabatay gudaha hindiya xili ay France u aaday inay ka qeyb gasho xaflada Cannes 2017.

Deepika ayaa rooga gaduudan kusoo socatay ka dib 2010-kii Sido kalena waxay si qaas ugu xayaysiinaysay shirkada L’Oreal oo Deepika wakiil ugu ah gudaha hindiya.

Ugu Danbeyn Deepika ayaa kusoo laabatay gudaha hindiya xili Airport-ka Mumbai sawiro soo jiidasho leh looga qaatay Deepika ayaan Airport-ka Mumbai kusoo gashay dhool cadeyn soo jiidasho leh xili sawir qaadayaasha Papparazi sawir qurux badan kasoo qaadeen atariishadaan.

Fadlan hoos ka daawo sawirada Deepika Airport-ka looga qaaday.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment