Sawiro Beauty Queen Aishwarya Rai Bachchan Oo la Wareegtay Xaflada Cannes 2017

Bulsha:- Bollywood Beauty Queen Aishwaryai Rai waa atariishada safiirka u ah bollywood-ka oo si joogta ugu qeyb gala xaflada Cannes ee dalka France lagu qabto.

Haddaba Boqarad lawada sugaayay ee Aishwaryai ayaa maanta ku socatay rooga gaduudan iyadoo la wareegtay bandhiga Cannes 2017.

Aishwarya Rai ayaana ku labistay dhar soo jiidasho leh iyo xidigtaan oo mar kale wacdaro ka dhigtay xaflad Cannes ee dadka dunida caanka sanad walbo kasoo qeyb galo waxaana lagu qabta dalka France.
Fadlan hoos ka daawo Aishwarya Rai Bachchan sawirada oo la wareegtay xaflada Cannes 2017.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment