Rihanna: Waxaan Aaminsanahay in Lacagtu tahay tan wax hagta

Bulsha:- Fanaanada Caanka ah ee lagu naaniiso Fanaanadii Dheemanka Rihanna ayaa waraysi gooniya oo siisay Wargayska Dayli Mail waxa ay ku sheegtay in noalsha tahay mid ku xiran lacag.


Waxa ay sheegtay in ay aaminsan tahay lacag la,aan in aysan jirin nolal waxa ayna sheegtay in maskaxda wax hagta tahay lacagta iyada oo xiliga soo Bandhigaysay Kursi ka samaysan Dahab oo dhax jiifto halka Lacag dollar ahna isku wareejisay.

Rihanna oo la sheego in ay tahay Fanaanada ugu dhaqaalaha badan xaga xayaysiiska ayaa aad ugu dheeraatay dhaqaala la,aanta dhibta ay leedahay waxa ayna sheegtay in lacagta ay tahay tan maskaxda u ah noolaha dunida.

Rihanna ayaa tan iyo markii xariirka u jartay Chirs Boron waxa ay ahayd mid ka soo muuqanaysa Shaashadaha waxa ayna iminka soo wada Albun Cusub oo ay doonayso in wax badan is bedal ku samayso albunadeeda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment