Raga Qaar oo La Ogaaday in ay ka Kacsi Badan Yihin Gabdha Sunnada ah Ragas Maxey Dheeryihii Raga kale (Aqri Sababta).

Bulsha:- Waxaa dhawaan la soo shaac bashay arimo badan kuwas ka hadlaya ilaa dhowr arimood oo ku saabsan raga iyo dumar kuwa ugu kacsiga badan marka la joogo xiliga sariirta ama ciyaarta sariirta.

Warbixnta ayaa lagu ogaaday in raga qaar ay ka kacsi badan yhiin dumar sunnada taas ayaana u sabab ah ilaa dhowr meelood markii ragaas laga taabto uu dareenkooda si dhab ah u yimaado halka raga kale hadii melahas laga taabto aysan wax sameyn ah yelaeyn.

Melahasa waxaa kamid hadii laga taabto ragas in ay ka helyaan raaxo aad u macaan waana arin ku haboon dumar ay ragaas qabaan waayo waxaa xaaska looga bahanyahay in mar walba ay ogaato halka uu raaxada ka helo.

Hadaba Ragaas waxa ka mid kuwa leh calamadahan.

1: Hadii aad isku aragto in uu dareenkada yimaado xiliga aad arato haween waxaad tahay nin ka kacsi badan gabadh sunnada.

2: Hadii aad kacsato intaad arin aad horay usoo sameysay aad xasuusato waxaad tahay mayikalow.

3: Hadii aad Baabur la raacdo dumar oo waliba ay dhinacada soo xigsado gabar markey jirkada ku dhacdo hadii aad dareen gaar ah dareento waxaad tahay nin ka kacsi bdan gabadha sunnada ah.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment