Blogger Widgets

Qurux badanaa Deepika: 20 Sawir Oo Laga Soo Bandhigay Xidigtaan Intee Kuguda Jirtay Canneska!!

Bulsha:- Deepika Padukone waa mid kamid ah Dumarka maanta Bollywoodka ugu quruxda badan aadna loo doon doonayo, Deepika ayaa ka qeyb gashay markeedii ugu horeysay xaflada Canneska oo sanadwalba la qabto.

waxaa laga soo bandhigay 20 sawir oo dhar kala nooc ah ay xirantahay hadii aadan taagero u aheyn xitaa sawirada qaar kamid ah waad ka heli doonta adigoo dhahaya Deepika waa quruxley (kkkk).
hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada DP laga qabtay intee ku guda jirtay Cannes 2017:










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment