Qoyska: 5- Tilmaan Oo Lamaantaada Kaa Fogeyn Kara Waliba Bur-bur Ku Keeni Kara Dhismaha Gurigaada

Bulsha:- Waxa jira arimo badan oo wax yeelaya xariirka qoyska labada lamaane oo ugu dambeyn keeni kara bur -bur ku yimaada dhismaha gurigooda

Waxa ay qeybta arimah qoyska ee Alcarabiya.com soo qaadaneysaa tilmaamo ay haweeneydda neceb tahay in uu lahaado gacaliyaheeda

1- Gacan Adeyga ( Bakhiilnimo) waa tilmaanta ugu darran ee ay haweeneyda neceb tahay in uu lahaado gacaliyaheeda ,marka laga tago bakhiilnimada maaliaydeed waxaa jira rag lamaanayaashooda ka bakhiila dareemaha galkaceyl iyaad iyo qoyskeedaba waana tilmaan aad u xun

  2- Ballan Ka Baxa : si weyn ayay haweeneyda u neceb tahay ninka ballan ka baxa badan ee marnaba aysan ku soo dhaceyn in uu u oofiyo ballamaha gacalisadiisa

3- Hinaasaha Badan : waa ay ku adag tahay haweeneyda in ay la noolaato ninka maseerka badan mar walibana ka shakiya , waxa ayna arintaas haddii ay sii socoto keeneysaa in xariirkii galkaceyl ee qoyska uu bur buro

4- :Kali talisnimo: uma dul qaadato xaaksa ninka kali tailiska ah balse taasi badalkeeda waxa ay haweeneyd baadi goobeysaa nin ixtiraam oo taageera

5- Beenloowga : waxa ay Puntlandtimes.com ku leedahay haweeneyda waa ka carartaa ninka noocaas ee daciifka ah ee ka baqa in xaaskiisa xaqiiqda u sheega , waa mid mar waliba been ku qariya wax waliba oo nolosohiisa ah .
Haddii maqaalkaan aad ka heshay fadlan la sii wadii asxaabtaada Facebook.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment