Qalbi Holcay: Shah Rukh Khan iyo xaaskiisa Gauri Khan oo jaceel uu ku dhacay

Bulsha:- Waxaa aynu dhihi karnaa safarkii Goa ay ku aadeen toddobaadkii hore Shah Rukh Khan iyo xaaskiisa Gauri Khan iney aheyd mid u wanaagsaneyd wiilka cauurtooda ugu yar ee AbRam maadaama uu helay jaceelka waalidkiisa.


Gauri Khan ayaa la arkayay jaceelka canugeeda yar ay u heyso waxaana ay kula gashay Gobolka Goa sawiro iyada iyo canugeeda sida sawirka sare kagaa muuqda oo uu faraha ka heysto.

Sidoo kale  Shah Rukh Khan oo inta badan howlaha filamada ku mashquulsan ayaa Goa marka la tagay wiilkiisa la ciyaarayay oo waqti fiican la qaadanayay.

Sachiin Joshi ayaa toddobaadkii hore Aktarka iyo xaaskiisa casuumaad ugu sameeyay gobol xeebeedka Goa.


















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment