Blogger Widgets

Priyanka Chopra Oo Jaakada Ugu Dheer Aduunka Xafladii Met Gala 2017 La Timid!

Bulsha:-Kadib markii ay qof walbo qalbiga kaga xaday Priyanka Chopra wacdarihii ay ka dhigtay xafladihii Oscar iyo Golden Globe hadana xidigtaan Met Gala 2017 ayay wacdaro ka dhigtay.

Priyanka Chopra waxay hadal heyn ku abuurtay xafladii Met Gala 2017 inay la timid jaakada aduunka ugu dheer nuuca dumarka xirtaan ee habka Fashion-ka ah u sameesay.

Priyanka waxay xafladii Met Gala 2017 u tagtay inay filimkeeda Baywatch ku xayeysiiso waxaana filimka Hollywood-ka ah ee PC laadar ka tahay la daawan doonaa 2 bisha June 2017.

Xafladii Met Gala 2017 waxaa isugu imaadeen qaar ka mid ah jilaayaasha dunida ugu caansan waxaana ka mid ahaayeen Hugh Jackman, Pharrell Williams, Matt Damon, Jennifer Lopez, Blake Lively, Ryan Reynolds, Selena Gomez, Kendall, Kylie Jenner, Gisele Bundchen iyo Tom Brady.

Fadlan hoos ka daawo xafladii Met Gala 2017 wacdarihii ay Priyanka Chopra ka dhigtay:











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment