Nancy Ajram oo Taageerayasheeda Reer Dubai Ku Casuumtay Heesaha Albumkeeda Cusub

Bulsha:-  Xidigada Lubnaaniyada ah ee Nancy Ajram ayaa kula kulantay taageerayaasheeda magalada Dubai gaar ahaan Mallka Dragon Mart2. Iyadoo Halkaas kusoo bandhigtay markii ugu horeysay heesaha cusub ee albumkeeda Nancy9 ee 21April soo dagay.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment