Blogger Widgets

Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga

Bulsha:- Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga, dhiiga halbowlaheyga kala shubaayo ayaana sida biyaha aad quudataa mana jirto cid kula waraabeysa.

¨ > Sida ileyska ayaad wadnaha iiga abaartay sidaas oo ay tahay ma tihid mid sida ileyska qoraxda waayo ma gubeysid wadnaheyga aad dhex qaaday ee waxaad iftiin siineysaa wadna mugdi ahaa adiga hortaa.

¨ > Markaan ku jeclaaday ayaan nafteyda weydiiyay waa kuma cidaan aad jeclaactay waxeyse iigu jawaabtay waa ileys aan dameyn, waa wadne ooyaya marka wadnahaagu ooyo misana farxaya markaad faraxdo.





Waxaan ogaaday in jaceylku uu amaanno yahay markaas ayaan jaceylkeena waxaan giliyay qasnad waxaan ka cabsaday in furaha layga xado, hadana waxaan giliyay god waxaana ka baqay in cid kale ay faagato , xayaati.com,balse markii dambe waxaan ku giliyay Qalbigeyga waayo waxaan ogaaday in halkaas cidna kaa gaari Karin.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment