Blogger Widgets

MUUQAAL: Trump oo ku dhex wareeray Ciyaar dhaqmeed cajiib ah oo Loogu Sameeyey Sacuudiga Iyo waxa dhacay

Bulsha:- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa jahwareer ka qabsaday ciyaar dhaqmeedka dalkaasi oo uusan horay u arag kadib markii lagu soo dhoweeyay.

iyadoo jahwareerka ugu badan uu qabsaday goortii uu kala garan waayay dhalinyarada dheeleysay ciyaarta, Trump ayaa markii uu la qabsan waayay ciyaar­carbeedka ku tuurtay tii uu yiqiin ee reer galbeedka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment