Blogger Widgets

MUUQAAL: Madaxwaynaha Galmudug oo si balaadhan loogu soo dhoweeyay Muqdisho kana Warbixiyey Safarkiisa

Bulsha:- Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaana lagu wadaa inay la kulmaan Madaxda Dowladda Federaalka.


Madaxweyne Xaaf ayaa safarkaan uu maanta ku yimid Magaalada Muqdisho waxa uu noqonaya Kii ugu horeeyay ee uu ku yimaado Magaalada Muqdisho isagoo madaxweyne ah, Wuxuuna xusay inuu la kulmi doonaa madaxda Dowlada Dhexe ee Soomaaliya oo ay ka wada hadli doona Arimaha Shirka london ee Soomaaliya looga hadli doono, Islamarkaana u ka qayb geli doono.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment