Blogger Widgets

MUUQAAL: Dhaqan-Xumada dhinac Socota Fanka Soomaalida oo Gaadhay Halkii ugu Xumayd (Daawo yaabka)

Bulsha:- Fanaaniinta Soomaalida ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay Saro u qaaday inay Soo Bandhigeen Muuqaalo Dhaqan Bi’is ah, Kuwaasi oo siwayn ugu Faafaya Baraha ay Bulshadu ku xidhoodho, Islamarkaana Tusaale Fool-xumo badan u Noqon doona Jiilka Cusub.

Fankii Hore ee Soomaalida ayaa Fanaaniintu waxay ahaayeen kuwa Kala Jooga Banaanka, Hasayeeshee hada waxaa soo baxay Kuwa Gudbinaya Dhaqan kale oo dhinac Socda Heesta, DAAWO HEERKA AY GAADHAY DHAQAN-XUMADA OO CAADI NOQOTAY.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment