Blogger Widgets

Malaika Arora Waxay Kasoo Horjeesatay Magaca Khan Oo Magaceeda Lagu Lifaaqayo!!

Bulsha:- Sidaan wada ognahay Arbaz Khan iyo Malaika Arora si rasmi ah ayee ukala tageen oo isku fureen qofwalbana warqadihiisa ayuu maxkamada kasoo qaatay.

sidaa awged Malaika hada waa Garoob ama Single Mother balse aanan looma leyneenin inee 19 sano lasoo nooleyd Arbaz Khan.

waa xidig inbadan xarago badan aadn u shidan, hadaba waxaa dhacday inee Malaika lagu casuumo bandhiga kadhacaayey meesha lagu magacaabo Vadodara shalay.

Malaika waxay kamid aheyd dadkii ugu sareyay ee xafladaas lagu casuumay sidaa awged kursiga ay kufadhiisan laheyd ayaa waxaaa lagu sii calaameyay ama lagu qoray magaca ah ‘ Malaika Arora Khan’

xidigtaan markee aragtay magaca Khan wey diiday inee fadhisato kursiga ilaa laga masaxo ama laga tirtiraba iska dheh magaca Khan kursiga.

sidhaqsi leh ayaa loo tirtiray magaca khan, ayadoo cadeysay inee markaan xor tahay nolosheedana uusan Khan ama Arbaz Khan masuuliyad ka aheyn.

Malaika wax dagaal ah ama cuqdad ah uma heyso Arbaz Khan, waa dad asxaab ah oo bandhig walba isku raacan tii u dambeysay ayaa waxay aheyd bandhigii Justin Bieber oo ay si wadajir ah u qaaten ayaga iyo wiilkoda.
xidigahan aya shegeen inee wax walbo usameynayaan wiilkooda inuusan cuqdad dareemin.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment