Ma Ogtahay In Prabhas Iyo Kangana Raut Ay Hada Kahor Filim Wada Sameyeen Balse Dagaal Kukala Tageen!!

Bulsha:-  atariishada aan cidna seefteda kala gaban ee Kangana Raut taaso isu diyaarineysa filimkeeda Manikarnika: Queen of Jhansi, ayaa hada kahor la shegay inee filim la sameysay atooraha Baahubali2 ee Prabhas.

sanadka wuxuu ahaa 2009 markii ay ku midoween filimkoodii Ek Niranjan balse inta lagu guda jiray duubista filimkaan ayee xidigahan isku dhacen mana isla hadli jirin intii la duubayey filimkaas.

shaashada markee hortaagnayen mooye inta kale waxaa la arkay ayagoo aad ukala fogaanaya, hadaba arinkooda meeshas kuma dhamaan oo mudo 8 sano ah islama hadlin midna midka kale ma waco.

sida awged Kangana ayaa wareysi lalayeeshtay ayadoo wareysi siineysay wargeyska ABN news waxayna tiri,” aad baan ugu faraxsanahay Prabhas shaqada uu qabanaayo waana daawaday filimka Baahubali aadban ola dhacay qaab jiliinka cajiibka ah ee uu Prabhas ku sameyay filimkaan.

8 sano kahor ayee aheyd markaa wada shaqeynay aniga iyo asiga mana isla hadlin ilaa waagas ana ma waco isna ima soo waco dabcan sidaan u dareynsanahy ayuu asigana u daresanyahay.”
dhanka shaqada Kangana waxaa u diyaarsan filimkeeda Manikarnika: Queen of Jhansi kaaso ay oga hadleeso taariikhda boqoradiu jhansi halka Prabhas asna kasoo muuqan doono filimkiisa uu duubista kuwado ee Saaho.

Kangana waa macquul inee sidii hore isku noqdaan ayada iyo Prabhas maadama xidigtaan ay rajeyneeso inee sameyso mashruucyo koonfur ah












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment