Layaab: Qof Dumar ah Oo U Dhalatay Dalka Ingriiska Ayaa Heshay Ukun Ay Ku Qoran tahay “Laa Ilaaha Illaa Allaah”

Bulsha:- Warbixintaan oo ay daabacday Jariirada Daily Mirror taaso leh Muslimad u dhaltay wadanka Ingriiska ayaa sheegtay inay heshay waliba dhexbartamaha wadanka ingriiska ay ka heshay Ukun ay ku qoran tahay :

“لا إله إلا الله”

Arrinkaas oo ah karaamo iyo sharaf iyo waliba farrin ku socota dadka Muslimiinta ah caalamka meelkasta oo ay ka joogaan si ay qalibgooda u firaan Illaahayna ugu towbad keenaan .

Gabadhan ayaa magaceeda waxaa la yidhaahdaa “Anisa Jdzisab” oo ah  36-jir  ayaa sheegtay inay soo iibsatay Ukumo fara badan kana soo iibsatay meel tukaan ah oo dadka oo dhan ay ka iibsadaan kuna taalla Lester dhex bartamaha wadanka Ingiriiska khamiistii 27- August-tadii aan soo dhaafney , waxayna hadalkeeda sii raacisay waxaan doonayay inaan Ninkeyga eeg u sameeyo , beedkii ayaan Jabiyay si aan howshayda u wato waxaanse dareemay mid kamid ah beedkii an ay wax ku xardhan yihiin oo waan dareemay kadib waan eegay mise waxaaba ku qorn lafida”Laa Illaaha Illaa Allaaah”.

Kadib waxaan usoo cararay ninkeygii oo markaa hurday waanan toosiyay , waxaan tusay Beedkii cajiibka ahaa .

Ninka oo isla 37-jir ah lana yiraahdo Fariid ayaa yidhi”Qoraxdu aad ayay iftiin u ahayd waxaan si cad u arkay qoraalkii , jirkaygii aadbuu u dubaaxiyay , waxay nala noqotay farxad gariir.
Fariid ayaa beedkii u geeyay Imaam masjid kadibna waxaa lagula taliyay in beedka Qolafkiisa oo kaliya lagu soo reebo, si looga ilaaliyo ukunta inay xumaato , fariid waxa uu sheegay in beedku yaallo gurigiisa isla markaana ay u sameeyeen Qaruurad laga dhexdaawan kalo , waxaanuu sheegay in gurigiisa cid kasta u furan tahay










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment