Hadaad sidaan ugu raaxayso qayladayda deriskaaga laga maqlaa!!!

Bulsha:- Hadii aad qaabkaan ugu raxayso gabdha xiliga galmada waa hubaal in ay qayladeeda in dariska laga maqlaya ugaar ah ciyaarta saeiirta Si aad ugu raaxeysato noloshaada cusub ee xaaslaha ah uu sana mashaakil kuugu imaanin iyo qilaaf waa inaad ka fogaataa caadooyinkaan soo socda.

Inaad la haasaawdo naag kale: Waa arinta ugu badan ay ka caroodaan dumarka kana maseeraan.

Waa inaad yareysaa daawashada cayaaraha: Hadii aad ahayd mid ku dhameysata waqtigiyada  firaaqada uu leyahay TV-ga iyo in uu cayaaro geeymka waxaa muhiim ah haadii aad guursato in aad ku xisaabtanto waqtigaaga maxaa yeelay xaaskaaga waxay u baahan tahay in badan oo waqtigaaga ah.

In aad ka dheeraato oo aad yareyso asxaabtaada: Waxba kama qabto xaaskaaga hadii aad la kulanto saaxiibadaa isbuucii hal jeer laakiin hadii uu soo laalaabto kulamada saxiibadaada xaaskaaga waxay u tahay dhibaato wayn.

Inaad ka ilaaliso gurigaaga wax walbo oo dhib ah: Dumarka badan kood waxay amin san yihiin gurigeeda in uu yahay hantideeda qaaska ah ayna waajib tahay in ay ilaalsato hadii ay tahay nadaafada iyo maamul kaba sidaa dartee waxaa haboon in aad la qabsato nolosha cusub.


Gurigaaga ma ahan maqaayadaada cusub: Xaaskaaga waxay kaaga baahan tahay in aad kaalmeyso in badan hadii aad tahay mid caadeystay  hadii aad tahay mid mar walba raashinka fadhigiisa loogu keeni jiray oo amar badan waa inaad iska iloowdaa dhaqankaas.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment