Habeenka arooska laguu soo guuriyo waxaa lagaa rabaa inaad is dejiso

Bulsha:- Habeenka arooska laguu soo guuriyo waxaa lagaa rabaa inaad is dejiso oo aadan ka baqin aroosadda mana aha inaad ka fikirto keliya sida aad ku bigrajabin lahayd si ay dad badan uga fikiraan ka soo qaad inaad la kulantay xabiibtaada oo aad jacaylka dhabta aad jili rabtaan waxaad ku dadaashaa inaad cabsida iyadana ka baabi’iso waayo laftigeeda

waxaa loogu soo sheekeeyay habeenka aqalgalka inuu yahay habeen cadaab ah oo diig badan la daadinayo, ninyahow waxaad ogaataa inaad ku gaari kartid caqligaaga iyo deganaantaada raaxada ay u baahan tahay xaaskaaga cusub,



marka hore ilaahay ku mahdi Allaha kuu sahlay guurkan oo qiimaha badan marka labaad waxaad tukataa salaadda sunnada aqalgalka waa labo rakco kaddib u soo qabo xaaskaaga gabal yar xalwo afka u geli markaas u keen cabbitaan macaan badan, kaddib sheeko farxad leh u bilow marka ay soo furfuranto aad aragto oo ay cabsida ka bixi rabto

dhunko kuna dheh waan ku jeclahay macaanto hab sii horaadka saar kaddib soo kici sariirta la tag markaas ka saar dharka arooska ay ku labisan tahay u dheef kaliya kastuumada iyo rajabeetada ha ka siibin iyadoo xiran ku bilow istiin macaan badan dhabarka cajaraka garmabaha qoorta ku dadaal ilaa ay dareen keento waayo way adag tahay

habeenkaas inay dareen degdeg ku dareento, marka aad ogaato inay kacsatay oo kastuumadeeda ay qoyaan keento rajabeetada ka siib markaas naasaha ka dhuuq marka ay ibta naaska taamato kastuumada ka siib marka dhabar dhabar u seexi lugaheeda kala fur bahalka marmari ha hanuunjinin aayar ugu riixi.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment