galmada ugu macaan xiliga qaboowga jiro

Bulsha:- xiliyada ugu macaan in galmo la sameeyo waxa waaye waqtiga qaboobaha ama barafka da aayo, hadaad xiligaas lamaantaada galma la sameyso waa humaan waxaad gaareysaan macaansiga galmada labadiina.

Galmada xiliga qabowga jiro ayaa laga qaada qandac maxaa yeelay labada lamaane jirkooda waa qandac oo ayagaa ayaa is qandacsanaayo, 


meeshaasna labada lamaane waxay ka helaayan macaansi galmo oo sifiican ayaad isugu dhageysaan adiga iyo lamaanahaaga

GAlmada ugu macaan xiliga barafka da'aayo siiba yurub iyo amerika waxay ugu jecel yihiin lamaanaha is qaba ineey galmada sameeyaan waqtiyada barafka da aayo

somalina hori ayay ugu maah maahday xiliga roobka da'aayo ee qabowga jiro lug naageed haay ama lag haay oo loola jeedo hilib la cuno.

meeshaan ayaad ka garan kartaa galmada ugu macaan ineey tahay galmada la sameeyo xiliga qabowga jiro roobka barafka leh siiba.

Aqriso: sida lagu garto dumarka jecel galmada

halkaan ayaan ku soo koobeynaa aqriste mowduuceena galmada ugu macaan ee qaboobaha xiliga uu soo dhaco  (Aadan yo).










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment