Rayi aruurintaan oo muddo laba bil ah ay Bulsha.com ku sameeysay 1000-qoys ayaa inoo muuqatay in 15% dadkii ka qeyb galay waxa ay sheegeen in isticmaalkooda Internet-ka ka hor inta sariirta aadin uu si toos ah u saameyay oo uu hoos u dhacay fir fircoonidii galmada .
Sidoo kale 50% kale ayaa qiray in illaa iyo saqda dhexe ay ku mashquulsan yihiin istimaalka qadka ayna sariirta tagayaan iyaga maskixiyan iyo jir ahaan u daalan halka waqtiyadii hore ee aysan joogatada u noqon qadka ay jiifan jireen ugu dambeyn 10-ka habeenimo
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment