Gabdho shaqada saxaafada laga joojiyay kadib markii oo cayilkoodii saa’id noqday

Bulsha:-  Gudoomiyaha IDaacada Iyo Televisionka dalka Masar Hayfaa Xijaazi ayaa mudo Bil ah shaqada ka joojisay 8 gabdhood oo ka mid weriyeyaasha ka howgla Idaacada Iyo TVga masar sababo la xirira buurnaantooda ama misaankooda oo saa,id noqday.

Sida ay sheegtay warbaahinta Masar go,aanka kasoobaxay Hayfaa Xijaazi oo ah haweynay madax ka ah gudiga Idaacada Iyo TVga Masarida ayaa dhigaya in mudo bil ah gabdhaasi shaqada laga joojiyay iyadoo mudadaasina loo qabtay in ay ku dhimaan miisaankooda si ay u noqdaan kuwa ku haboon inay ka soo muqdaan shaashada TVga.

Talabadan gabdhaha shaqada looga joojiyay ayaa waxa cambaareeyay kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha waxaana ay ku baaqeen in arinkaasi laga laabto.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment