GABAR KA CABANEYSA BIKRA JABINTA -DAAWO VIDEO

Bulsha:- Waa xuub u dhexeeya farjiga haweenka qaybta dhexe iyo bannaankiisa, wuxuu leeyahay daloolo yaryar oo dhiigga caadada soo maro, sidaa daraadeed noocyada xuubka bikrada waa kala duwan yihiin gabarba gabadha kale way ka duwantahay waxaa jira mid wareeg ah iyo mid wareegga ukunta oo kale leh, gabdhaha badankooda waxay leeyihiin xuub bisha marka ay soo dhalanayso u eg oo dhinac ka furan, waxaa kalee jira mid gargar leh, iyo mid kale labo boq yaryar leh, noocyadan oo dhan dhiigga caadada waa soo mari karaa, mararka qaarkooda waxaa la arka gabar xiran oo aan lahayn meel dhiig soo maro, middaas oo kale qallin ayaa mariyaa si loo furo wax yar dhiigga soo mari kara, gabadha marka ay 30 sano gaarto iyadoo bikaaro ah aad bay u adkaanaysa bikradeeda.

xuubka bikrada 2.5-2 sn waaye bannaanka ilaa gudaha waxaa lagu ilaaliyay labada faruur yaryar,




bikrada dabiicida ah aad bay fududahay jabinteeda. wax yar dhiig ayaa ka imaan keliya marka la jabiyo, nooc waxaa jira sida balaasiiga oo kale ah, marka la riixo jiima aan jeexmin.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment