Dumarka Reerahan Guurka iyo Gogosha ku fiicanaa

Bulsha:- Warbixin ay dhawaan Soo sartay haayada u qaabilsan Soomaliya Dumarka lo gudo sunada iyo kuwa kale ee loo gudo fircooniga ayaa waxaa ay soo saartay qaabilada laga helo dumar u gudan sunnada kuwaas ah qabiilada kaliya ee fuliyay baaqyadii ay soo saareen dowlada caalamka ee ku aadanaa dumarka in loo gudo sunnada.

Mar hadii aad tahay nin guurdoon ah waxaa laga rabaa in ad waxbintaaan oo kale in aad iska fiiriso waayo raga somaliya waxa ay sanadihii danbe jeclayeen dumarka loo gudo sunnada madamaa kuwii hore lagu jilbo beelay ayn ahed arin aan meel ka soo galin diinta islaamka.

Dumarka loo gudo sunnada waxaa ay ka fiicanyihiin kuwa kale ee loo gudo fircooniga raga Soomaliyeed markii ay hada shukaanis u aadan dumar waxa ay marka hore weydiyaan gabadha abaayo sunno miyaad tahay mse fircooni hadii ay tiraah fircooni taas waa dhib ragana ma sii wadaan shekadii hore.

Hoose ka aqriso shanta qabiil.

1: Murile

2: Jajeelo

3: Bagadi

4: Shiiqaal

5: Cad Cad Reer Xamar.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment