Blogger Widgets

Dumarka dareenkooda wax ka ogow ­Sirta Nolosha

Bulsha:- Waxaa suurta gal ah in haweeneydu jirkeeda dhan ay ka kacsato, hase ahaate waxaa sii jira haween meelo gaar ah ka kacsada, 

marka ragoodu u tagayaan. Haweenka inta badan waxay ka kacsadaan, 

Carabka, Dhuunta, Calaacasha (Lugaha iyo gacmahaba), 

Dhagaha iyo xudunta, waxaa jira haween sidaa ka duwan. 

Haweenkaas waxay kacsadaan marka ay galmo ama falgal ay sameynayaan uun, 








iyadoo haween kale iyana ay ka kacsadaan xubinta dumarka. Balse ogow in Haweeney kasta ay dareen u gaar ah leedahay marka tan dumarka kale ay la wadaagto laga soo tago, dareenka kacsiga haweeneydana waa mid qaarkood ku abuuran iyo mid dumarku iska keenaan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment