Dhibaatooyinka Lagala Kulo Dumarka Quruxda Badan Marka Laguursato Kadib!!

Bulsha:-  Mar hadii aad aragto arimo kuwaan o kale ah waxaad dhici karta in aad wax badan isweydiso waayo markaad maqasho barnaamijka aan hada ka hadleyno waxaa laga yabaa in aad sifican aad u xiiseyso waayo raga dhan waxaa ay jecelyihin dumar qurxoon lkn taas waa dhib waayo dumarka aadka u qurxoon waa kuwa dhib badan la kulma marka ay guursadaan kadib.


Taas waxaan kaga danleeyahay arimo badan kuwaas oo aan hoos ku qori doono hadii alle idmo mar hadii aad tahay nin raga waxaan dareemi karnaa in aad jeclaan laheed in aad hesho dumar aad u qurxon lkn taas ma ahn mid faaido ku keeneys 100% waayo dumarka qurxoon inta badan ma ahan kuwo caafimaad qaba inta badan.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment