Blogger Widgets

Dhalashada Anushka Sharma Awgeed Katrina Kaif Oo Sawir Iyada Iyo Anushka Soo Dhigtay Baraha Bulshada

Bulsha:- Maanta waa dhalashada Anushka Sharma sidaa daraadeed Saaxiibteeda ugu wanaagsan ee bollywood-ka ee Katrina Kaif ayaa saxiibteeda sawir xasuus ah oo labadooda kusoo bandhigtay baraha bulshada iyadoo halmbalyo u direysay saaxiibteeda Anushka Sharma.

Katrina Kaif ayaa baraha bulshada gaar ahaan Facbook-keeda kusoo qortay dhalasho wacan saaxiibteyda Anush Sharma qofta mar walbo u muuqado inaan wax walbo la wadaago.

Sido kale Atariishada Ali Bhatt iyo filim sameeye Karan Johar ayaa baraha bulshada hambalyo ugu soo diray atariishadaan.


Maadaama maanta dhalashada Anushka tahay waxaan sugnaba waa jaceylkeeda Virat Kohli iyo qorshahiisa dhalashada jaceylkiisa oo la qorsheynaayo in ay goor dhow guurkooda ku dhawaaqaan.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment