Dhagarta Dumarka ay Raga ku Dilaan Waa 3 Qeybood Ninkii Fahansan uun ayaa ka Fakada ( Aqri Sadexda Qeybood).

Bulsha:- Dumar meel walba oo ay aduunka ka jogaan waxaa la shegaa in ay ka dhagar badan yihiin raga waxaan taas ugu wacan sida la sheegay dareen gooni ah ay leeyihiin dumar aduunka jogan.

Hadii ay doonayaan in dumark ay ku dhagraan taas mahan mid sidaas ugu culus oo waa arin aad u fududud waayo dumarka waxaa ay wataan burhaan gaar ah taas oo ay ku dili karaan ninkii ay doonan iyo lkn haweenka kale kuma dhagri karaan waayo waa isku jinsi sidaas la soco aqriste.

Lakin hadii aad tahay rag taas waa arin si weyn ugu fudud waayo raga oo dhan waa ay jecelyihiin dumarka taas ayaa keentay in dumar ay dhagri karaan raga oo dhan ama ay qiyaani karaan.

Waxaa jiri kara ilaa dhowr qof oo arintaas ka badbaadi kar lkiin waa nin nin dhaafay kaas oo in badan la soo qiyaanay ama lasoo dhagray qofba sidii uu u yaqaano aqriste.

1: Dumarku waxaa ay wax ku khiyanan saxabtinimda hadii ay rabto in ay ku disho waxaa ay kula noqee saxiib mark hadii aad dakano horay usoo gashay iska ilaa dumarka aad shukansanee halka ay ka socdaan.

2: Dumarku waxaa ay isku diri karaa qabiilo dhan Tusaale hadii ay rabto in ay labo cid isku dirto taasi waa u fududahay marka hadi aad arto haweyn labo cid isku dagashay arintaas sifican u baar waxaa dhici karta in ay tahay arin been wax ay qoyskaa isku dagaleen.




3: Hadii gabar ay ku dhahdo aboowe aan is gursano waliba dag dag arintas waxbaa ku jira waayo waxaa dhici karta in ay leedahay uur hore oo la rabo in adiga laguu saarsho marka noqo qof mar walba feejigan arintan ma ahan mid cusub ee waa arin horay usoo jirtay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment