Blogger Widgets

Dareenka Ibta Naaska Waxuu U Baahanyahay Daryeel Gaar Ah Galmada Ka Hor ( Ha Akhrinin Hadow Dareenkaaga Dhawyahay )

Bulsha:- Ibta oo loo qanqaniino si khafiif ah oo ay xaasku ku istiinto. Waxa loo baahan yahay ah in fanka ciyaarta aan loo adeegsan oo qura bishimaha, sababta oo ah sida bishimaha oo kale amaba kasii daran bey labada gacmoodna qayb lixaad uga qaataan fankaasi, iyagoo weliba gaara goobo istiin aanay bushimuhu gaari karin.

-Calaacasha gacanta oo la dhunkadaa ma laha istiin sidaasi u sii ridan, ha yeeshee waxa uu sii kordhaa kolba marka dhudhunka iyo gacanta xaggeeda sare loo sii dhaqaaqo, gaar ahaan dhanka gudaha…

Goobaha istiin qaadashadu guud ahaan, waxay ku badan yihiin agagaaraha daloollada jirka, labada naasna waxa lagu tiriyaa inay kamid yihiin goobaha ugu istiinka badan jirka, waxaana uu gaaraa heerkiisa ugu sarreeya kolka la maraanmaro ibaha naasaha. Waxa jira dhowr hab oo loo maraanmaro ibaha naasaha loona kiciyo dareenkooda.

carrabka marka lagu nuuxnuuxyo ibta naaska xaasku waxay dareemaysaa istiin aan la soo koobi karin.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment