DAAWO ;-Xiddiga Holland Xasan Bille oo soo saaray hees mucjiso leh oo casri ah Kaalay kaalay.

Bulsha:- Heessi aad ah loo wada sugayay ee loogu magac daray “Kaalay Kaalay” ayaa dhawaan soo baxday,

isla markaana dad badan aay aad u la dheceen sida quruxda badan oo loo soo bandhigay, waxaa codkiisa macaan niigu soo gudbinaaya Xasan bille Feat Farah Kaftan heestaan ayaa si casri cusub loo tumay.



Markaa eegto dhinac kasta oo heesta waxaad dareeymeeysaa in aay isugu tageen qubaro aad ugu dheer heesaha casrigaan iyo casrigii horaba isna qabadsiiyay casrigaan maanta iyo casrigii hore.


Heestaan oo noqoto heesta sanadkaan 2016 ugu qiimaha badan ayaan jecleysanay in aan la wadaagno aqristayaasheen qiima iyo sharafta badan.

Haddaba daawasho wacan xiddiga Holland.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment