Blogger Widgets

Daawo Sonam Kapoor oo Ku Lebisan Dhar iyo Dahab Malaayiin Dollar ah

Bulsha:-  Atrishada da’da yar ee Bollywood Sonam Kapoor ayaa kasoo muuqatay usbuucan Majalada caanka ah ee Khush wedding iyadoo ku lebisan dharka aroosyada ee hidiyo dhaqankooda ah oo aad u qurux badan.


Dharkan oo uu sameeyeySabyasachi Mukherji iyo oo ah qaar lagu nashqadeeyey Luul iyo dahab, sidoo kale waxay ku xaragoonaysay dahab aad u qaali ah oo qaar ka mid ah qiimahodu kor u dhaafey 1Malyan oo dollar oo ay leeyihin qaar kamida shirkadaha ugu caansan aduunka iyo India.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment