Blogger Widgets

Daawo Nancy Ajram oo Ku Guulaysatay Xidigada Sanadka ee Lubnaan Taageerasheedana Saxeexa Albumkeeda Siisay

Bulsha:- Xidigada caanka ah ee Nancy Ajram ayaa ku guulaysatay abaalmarinta Murex D’or ee xidigada sanadka ee Lubnaan ee ugu taageraha badan baraha bulshada.



Dhanka kale Nancy ayaa kula dabaaldagtay taageerayasheeda iyo saxaafada guusha albumkeeda cusub ee Nancy9 oo hal usbuuc gudihii suuqa laga waayay ka dib markii iibkiisu xadka dhaafay, Sidoo Kale heesaha albumka ayaa dawashadooda iyo dhagaysigoodu kor u dhaafay hal malyan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment